Maamulka Woqooyi-bari ayaa ku dhawaaqay in laga daba-geynayo mashruucii Bulsho

Maamulka Woqooyi-bari ayaa ku dhawaaqay in laga daba-geynayo mashruucii Bulsho ee Bangiga Adduunku maalgelinayo, kaas oo loo qaybiyay maamulada kale ee dalka iyo Somaliland oo gaar loo siiyay 5 milyan oo dollar.
Wasiirka Qorshaynta ee xukuumadda Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in hadda lagu hawlan yahay sidii iyagana looga daba-geyn lahaa, ayna shaqo adag hayaan oo shirar socdaan.
Mohamed Yusuf Bakayle.

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.