#Garoowe: Hasan Abudulaahi Deni ayaa maanta isagoo wata 2 gaari oo tikniko ah wuxuu tagay jeelka weyn ee Garoowe wuxuuna taliyaha jeelka ka codsaday inuu ku wareejiyo wiil uu abti u yahay oo bilo ka hor dad ku laayay Garoowe isaga oo cabsan. Taliyaha jeelka ayaa ku yiri kuuma sii deyn karo ilaa aad keento ugu yaraan warqad maxkamad ama heshiis qoysaskii dadku ka dhinteen balse ugu dambeyn Hasan Deni ayaa wiilki uu abtiga u ahaa xoog kagala baxay jeelka. See less

