Guushii Amxaarada ee ADWA ayaa laga xusay Magaalada Baydhabo

Guushii Itoobiya ee Amxaarada ayaa laga xusay Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta maamuulka Koonfur Galbeed ayaa laga xusay 129 guuradii ka soo wareegtay maalintii Boqortooyadii Itoobiya dagaalkii Cadwa ku jebisay Gumaystihii Talyaaniga ee dalkaas weerarka ku qaaday.

Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo ayaa halkaas ku sameeyey dhoolla tus mileteri oo ay ku soo bandhigeen gaadiidka gaashaaman ee dagaalka.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta maamuulka Koonfur Galbeed ayaa laga xusay 129 guuradii ka soo wareegtay maalintii Boqortooyadii Itoobiya dagaalkii Cadwa ku jebisay Gumaystihii Talyaaniga ee dalkaas weerarka ku qaaday. Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo ayaa halkaas ku sameeyey dhoolla tus mileteri oo ay ku soo bandhigeen gaadiidka gaashaaman ee dagaalka. Baydhabo waxay ka mid tahay meelaha ay Soomaaliya ka joogaan ciidanka nabad ilaalinta ee Itoobiya kuwaas oo suga amniga Madaxtooyada iyo garoonka diyaaradaha ee Shaati Guduud.

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.