warsangali ragaadka ha isku eryin

warsangali ragaadka ha isku eryin puntland iyo somaliland dantaada ma wadaan ee halganka dhulbahante wado ka qayb qaado oo doorkii aad lahayd ka qaado,

soomaalidu waxa ay ku maah maahdaa nin aan kuu furi doonin yuu kuu rarin puntland 30 sano ku dhawwaad baad ka tirsanayd waxa ay deegaan kaaga ka qaban wayday oo ay maanta ka qabanayso maxay tahay maamul aan deegaan kaaga oo dhan uusan ka tirsanayn muxuu kuu qaban karaa waxa laguu quuri waayey xilalka qaarkood in aan laguu dhiibin oo cad quureed lagu siiyo deegaan kaagana somaliland lagu tix galiyo inay maamusho degmo ceerigaabo ,

waxa somaliland lagu taageeray gooni isu taag inay soomaalia ka go,do oo ay dawlad gaara noqoto taas waxa ay somaliland u fududaysay in ceerigaabo iyo gobolka sanaagba ay ka taliso oo somaliland iyo puntlandba ay gobolka si isku mid ah u joogaan ugana wada taliyaan ,

hadaba dhukaagu waxa lala rabaa dhul lagu muran san yahay hadii dhulbahante maamulka uu u dagaalamayo la fashiliyo ogow adigana dan lagaama laha dhulkaaguna waxa uu ku jiridoonaa dhul lagu muran san yahay oo aan hay,ad caalami ah aysan tagi karin oo somaliland iyo puntland wada sheegtaan ,

waxba dhalanteed run ha moodin warsangali maamulka waqooyi bari ee aad ka tirsan tahay wax kuu dhaama ma jiraan haday horumar tahay iyo haday awood qaybsi tahayba waana maamul fadaral ah oo aad waxwalba oo aad xaq u leedahay aad ka helayso deegaan kaaga oo dhana aad ku difaacan karto oo aysan puntlnad iyo somaliland kugu soo xad gudbi karin oo aad leedahay xuquuqda ay leeyhiin maamuladaas

warangali boqnahha ha is goyn ee halgalka maamulka waqooyi bari ka qayb qaado walaalaheen dhulbahante ku jiraan wixii aad tabanayso meel iska dhig moo maamulka doorkaaga muhiimka ah ka qayn qaado .

puntland isbadal baa ku imanaya reer bari waxa ay rabaan news puntlnad tooda ayaana soconaysa ee inta aan maamulka lagaa saarin ka tabaabushayso oo maamulkaaga daadajin u samee waqooyi bari ,

somaliland waxa ay rabtaa inay soomaali kaalo go,do oo adoo soo taagan ay somali kaala go.do meesha ka kac doqon yahay dacayda aad laad laadin .

qore eng ameen said
fadlan sii gudbi oo gaarsii
reer maakhir

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.