Wararka

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Dalka yar ee Eswatini ayaa ciidan gaaraya 32 askari u soo diray dalka Soomaaliya

Dalka aadka u yar ee Eswatini, ee horay loo oran jiray Swaziland, kuna yaala Koonfurta Afrika, oo dadka ku...

Iran oo sheegtay, Marinka Hormuz ‘wuxuu gabi ahaanba u furan yahay]

Iran oo sheegtay, Marinka Hormuz ‘wuxuu gabi ahaanba u furan yahay’ maraakiibta ganacsiga inta ka hartay xabad joojinta Wasiirka arrimaha...

Allah ha u naxariistee waxa geeryoodey caalimkii Deegaanka Soomaalida, Shiikh Cabdinaasir Xuseen

Ilaahay ha u naxariisti Sheekh Cabdinaasir Xuseen Cismaan, oo Jigjiga ku geeriyooday, Sheekhu waxaa 56 sano kabadan aqrinayay tafsiirka...

Canada oo noqotay dalkii ugu horreeyay ee G7 ee aqoonsada dawlad Falastiini ah

Ra’iisul Wasaare Mark Carney ayaa sheegay laga bilaabo maanta, “Canada waxay aqoonsan tahay dawladda Falastiin”. War qoraal ah oo lagu...

‘Maskaxda Trump’: Ninka ka dambeeya siyaasadaha muranka badan ee madaxweynaha

‘Maskaxda Trump’: Ninka ka dambeeya siyaasadaha muranka badan ee madaxweynaha Sanado ayuu Stephen Miller ahaa muxaafid mayal adag isagoo ka...

Wax ka ogow sababta dhabta ah ee aysan Iiraan u weerarin dalka Cumaan

Sababta aysan Iiraan u weerarin dalka Cumaan Arbacadii, Safaaradda Iran ee ku taalla South Africa ayaa ku qortay barta X: “Iiraan...

Ruushka oo Trump farriin u diray kadib hanjabaaddiisii

Ruushka oo Trump farriin u diray kadib hanjabaaddiisii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa Axaddii maanta ugu baaqay...

Is casilaadda Laftagareen kadib maxaa u dambeyn doona Koofur Galbeed?

Is casilaadda Laftagareen kadib maxaa u dambeyn doona Koofur Galbeed? Qoraal uu soo dhigay barta Facebook uu ku leeyahay ayuu...

Caasimad ma sii ahaan karto magaalada Muqdisho

Siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee ka tagtay Waqooyiga Soomaaliya oo madax ka wada noqday dawladdii ugu horaysay ee Soomaaliya dhamaantood guryahoodii...

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.