45 jir ku dhashay Haragysa haystana dhalashada Dalkaan UK 🇬🇧 ayaa Midi 🔪 ku weeraray laba qof oo yahuud ( Jewish ) ah
Ninka wax wareeray ayaa la sheegay in uu ka careeysanaa Safar uu Wasiirka arimaha dibada Yahuuda ( 🇮🇱 ) ku tagay dhulkiisa sidoo kale diidan in Yahuuda tagaan dhulkiisa
A 45-year-old man, originally from Hargeisa and holding UK citizenship, reportedly attacked two Jewish individuals with a knife.
The attacker is said to have been angered by a visit from Israel’s Foreign Minister to his area, and he was also opposed to Jewish people coming to his community.
Ninka wax Tooreeyay qabiilkiisa waa Isaaq Garaxjis Muuse Abdalle ah sida ay Jaaliyada Uk xaqiijiyeen
https://www.bbc.com/news/articles/cvgzdn665x6o
📷 : Waa ninka Yahuuda weeraray
Said Islam

45 jir ku dhashay Haragysa haystana dhalashada Dalkaan UK 🇬🇧 ayaa Midi 🔪 ku weeraray laba qof oo yahuud

