Madaxwaynaha Puntland Siciid Dani Ma kula tahay inuu calmadow dagaal ka galayo ,
koloy anig waxa aan arkaa in aysan puntland wakhtigaan aysan u socon calmadow oo ay ku adag tahay inay calmadow alshabaab dagaal kula gasho sababta oo ah puntland wali kama soo kabsan dgaalkii calmiskaad ee ay daacish kula gashay ,
artinta kale oo taagan madaxwayne siciid dani kaxa ku furan arimo badan oo siyaasadaysan waxa jira siyaasiyiin reer puntland ah oo ka soo horjeeda iyo waliba ismimo dhaqan oo ay siciid dani dhanka siyaasada iskaga soo horjeedaan,
siciid dani waxa uu galay dhowr dagaal oo puntland dhexdeeda ah iyo dagaalo uu la galay dawlada fadaralka saas ay tahayna waxa uu u hanqal kaagayaa kursiga madaxwaynaha dawlada fadaralka soomaaliya ,
wakhtiga oo aad u yar dhaqaale yaraan iyo taakulo la,aan marna lagama yaabo in uu madaxwayne siciid cabdilaahi dani inuu dagaal la galo kooxda alshabaab ee ku jira buuraha cal madow siciid dani waxa uu quurdaraynayaa kursiga madaxtinimada fararalka soomaaliya ‘
waxa la isku hayaa qaabkii doorashada loo gali lahaa puntland waxa saamayn xoogan ku yeeshay dawlada fadaralka oo deegaan kasta ciidamo ka qoratay waxa yana aan meesha ka maqnayn in isimadii puntlamd badan kooda loo gacan haadiyey oo ay muqdhisho iska dhiibeen ,
hadaba waxa aan aamin san ahay ciidamada puntlnd inuu rabo siciid dani inuuu isku ilaaliyo inta doorashadu meel uun u dhacayso dhanka amniga puntland waxa soo food saaray xaalad adag gudaha iyo dibada dhanka galmudug xitaa culays baa ka jira beelo la rabo in madaxa la isu galiyo puntland qudheeda waa kar karaysaa ,
waxa aan meesha ka maqnayn reer bari oo doonaya in new puntland la dhiso tuuda ayeeyna tagatsaa siciid dani waxa u harsan waa wakhti yar kursiga madaxnimada soomaaliya ayuuna quudaraynayaa haduu waayo waxa laga yaabaa inuu wakhtigiisa dhamaysto puntandna jawi cusub gasho .
eng ameen siad

