Donald Trump: Soomaalida oo laga mamnuucay Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray ‘liiska dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka.

Xayiraadda socdaal ee Trump rabo oo saamaynaysa ilaa 43 dal oo muslimiin u badan ayaa looga golleeyey in laga yareeyo ama laga joojiyo in ay galaan gudaha Mareykanka.

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.