Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dalbaday in uu dhiggiisa Turkiga la kulmo

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dalbaday in uu dhiggiisa Turkiga la kulmo, isagoo Ankara ku sugan oo weli sugaya ayaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda iyo Madaxweynihii Turkiga ku dul-qaabileen wasiir kale, iyadoo aysan safaaradu la socon.

Wasiirkii arrimmaha dibedda Soomaaliya ayaa ku hungoobay inuu la kulmo dhiggiisa Turkiga intii uu socday shirkii waddammada Islaamka IOC ka dibna wuxuu ku noqday Xamar. Taa beddelkeedii wuxuu Fidan la kulmay wasiirka dekedaha Soomaaliya Jaamac. Ninkan waxan u arkaa inuu yahay basaas u shaqeeya Turkiga amma waxa loo yaqaanno (Foreign agent) Sidee kula tahay?

Haddii aysan jirin tabar lagu diido xadgudubka gobonnimo iyo maamuuska dowladeed, si wejigabaxa looga baxsado, sow ma habboona in isaga Wasiirka Arrimaha Dibadda laga dhigo.

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.