I am proud to be born a Muslim. Waxaan ku faanayaa oo ila weyn inaan ahay Muslim
I am proud to be born in Somalia. Waxaan ku faanayaa inaan Soomaaliya ku dhashay
I am proud to have become an American. Waxaan ku faanayaa inaan noqday maraykan
None of you can change that no matter how much you rage tweet. Ma jiro mid idin ka mid ah oo wax ka bedeli kara si kasta oo aad u soo qortaan qoraalo caro leh

