Dhowr iyo sodon saac waa ducaysanayey

Waxen ku ducaysanayey inaanu noqon Qof Cadaan ah oo u dhashay gobolkayaga

Gudoomiyaha Gobolka Utah Spencer Cox, oo sheegay inuu ku ducaysanayet dhowr iyo sodon saacadood in qofkii gaystay dilkii xag jirkii Charlie Kirk ee dhowaan lagu dilay gobolkiisa uu noqdo qof aan cadaan ahayn ayaa ducadiisii u kici wayday oo qofkii dilka gaystay aaaa noqday Wiil dhalinyaro ah oo cadaan ah , oo diinta uu haysto Ła haysta, reerkiisuna — taageeraan xisbiga Donald Trump

Wararka La xiriira

Maqaallo

Dhab-ka-Hadal
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.